Tahliil gemstone and groundwater company

Tahliil gemstone and groundwater company Waxaa laguu baarayaa macdanta qaaligaa & bara biyood yada (Gemstone & groundwater)

Waxaa diyaar kuula nahay wax qabad hufan,iyo inaa ku qanacdid shaqada .hubi fadlan macdanka aad wadatid sax ahaantiisa .
09/02/2026

Waxaa diyaar kuula nahay wax qabad hufan,iyo inaa ku qanacdid shaqada .

hubi fadlan macdanka aad wadatid sax ahaantiisa .

Waxaan u guurnay xaruncusub Taleex, agagaarkaFatxi Restaurent.Tahliil Gemstone & Ground Water Company waa shirkad Soomaa...
16/11/2025

Waxaan u guurnay xarun
cusub Taleex, agagaarka
Fatxi Restaurent.

Tahliil Gemstone & Ground Water Company waa shirkad Soomaaliyeed oo ku takhasustay
baaritaanka dhagxaanta qaaliga ah (Gemstones) iyo sahminta biyaha dhulka hoose (Groundwater
Exploration). Shirkaddu waxay isku darsataa khibrad farsamo, qalab casri ah iyo xirfado cilmiyeed.

Waxaan Qiima dhimis 30% ah idin kugu sameennay baaritaanada dhagaxaanta.Waxayna qiimo dhimistaan ka bilaa baneysaa 1-da ...
30/04/2025

Waxaan Qiima dhimis 30% ah idin kugu sameennay baaritaanada dhagaxaanta.

Waxayna qiimo dhimistaan ka bilaa baneysaa 1-da may ilaa 10- may -2025.

.

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.Nagula  Ciida Farxad,...
29/03/2025

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.
Nagula Ciida Farxad, Caafimaad iyo Nabad.
Ciid Wanaagsan dhamaan bahda tahliil gemstone and ground water.

05/02/2025

Warbixin shirkada Tahliil gemstone and groundwater company , hadafka guud ee shirkada ee hiigsanayso.

04/02/2025

Kusoo dhawaada gacmo furan macaamiisheena sharafta leh.

Hamigeena waa ka faaidaysiga khayraadka dalkeena illaah ku maneestay.

https://vm.tiktok.com/ZMkbrExJB/

Waxaa lagu wargelinayaa ardayda daneenaysa barashada macdanta  (Mineralogy) in Tahliil gemstone and groundwater  company...
16/01/2025

Waxaa lagu wargelinayaa ardayda daneenaysa barashada macdanta (Mineralogy) in Tahliil gemstone and groundwater company ay bilaabo doonto 04/02/2025 koorso Mineralogy ah , oo deg deg ah socon doonta hal bil, lehna baraatika iyo Shahaado.

Is qoristu waxay ka socotaa Xarunta oo kutaal KM5 Soobe , lasoo xiriir 0610586060|
0 61 2731379



09/04/2024

Ciid Mubarak dhamaan asxaabta nagu xiran 🙏🎉🎊

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بالف خير .

Ramadan Mubarak 🎯💯
13/03/2024

Ramadan Mubarak 🎯💯

Relative age dating cross section ‼️
08/03/2024

Relative age dating cross section ‼️

Waxaa noo qabsoomay Aqoon kurarsi ku saabsan macdanta oo aan uqabanay Qaar kamida ardayda jaamacada Al-maas.Ujeedkeena k...
07/02/2024

Waxaa noo qabsoomay Aqoon kurarsi ku saabsan macdanta oo aan uqabanay Qaar kamida ardayda jaamacada Al-maas.

Ujeedkeena kobaad waa ka faaideysiga macdanta Dalkeena iyo kor uqaadida Aqoonteena ku salaysan macdanta.

Address

Mogadishu
00000

Telephone

+252610586060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tahliil gemstone and groundwater company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tahliil gemstone and groundwater company:

Share