Mogadishu Job Fair

Mogadishu Job Fair Mogadishu Jobs Fair is a private & public sector-led unique employment programme designed to create

Somali STEM Summit, madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo horumariyo cilmiga, tek...
16/12/2025

Somali STEM Summit, madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo horumariyo cilmiga, teknoolojiyadda, injineeriyadda Somaaliya

Sawiro: Bandhigga Somali STEM Summit, oo madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo ho...
16/12/2025

Sawiro: Bandhigga Somali STEM Summit, oo madal isu keentay arday, hal-abuurayaal, jaamacado iyo hoggaamiyeyaal si loo horumariyo cilmiga, teknoolojiyadda, injineeriyadda iyo xisaabta.”

Today we gather to celebrate innovation, resilience, and the future of Somali talent in Science, Technology, Engineering...
15/12/2025

Today we gather to celebrate innovation, resilience, and the future of Somali talent in Science, Technology, Engineering, and Mathematics.

Somali STEM Society

Doodda Shirka Hoggaanka iyo Hal-abuurka 2025 ayaa maanta lagu falanqeeyay ‘Inclusion of Innovation in Women and Youth,’ ...
03/12/2025

Doodda Shirka Hoggaanka iyo Hal-abuurka 2025 ayaa maanta lagu falanqeeyay ‘Inclusion of Innovation in Women and Youth,’ iyadoo lagu adkeynayo muhiimadda hal-abuurnimada iyo fursadaha loo abuuro dhalinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed.
dhammaan ka qaybgalayaasha, gaar ahaan Drs. Sadiya Siad, oo si qoto dheer uga hadashay caqabadaha jira iyo xalalka hal-abuurka ku dhisan ee kor u qaadaya koboca iyo hufnaanta mustaqbalka shaqo ee bulshada.

03/12/2025

Catch the best moments from the Somali National Job Fair.
Organized by the Ministry of Labour & Social Affairs, Hano Employment Hub & Hano Academy.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Employment Hub

03/12/2025

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa ka hadlay madasha, isagoo iftiimiyay muhiimadda kaabayaasha, shaqo-abuurka, iyo fursadaha horumarineed ee dalka.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Employment HubSadiyo Siad

03/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed 2025, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo dhisidda xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademySadiyo SiadKhibrad Recruitment Agency

Mogadishu Job Fair has now evolved into the Somali National Job Fair, which we proudly co-organised with the Ministry of...
03/12/2025

Mogadishu Job Fair has now evolved into the Somali National Job Fair, which we proudly co-organised with the Ministry of Labour and Social Affairs yesterday, Tuesday, 2 December 2025.
This national platform brings together employers, graduates, jobseekers, innovators, and partners from across the country.

Together, we are shaping a stronger workforce, expanding opportunities, and building a resilient future for Somali youth.

03/12/2025

Dr. Sadiyo Siad, Chancellor-ka Hano Academy & Hano Technical University, ahna CEO-ga Hano Connect iyo Somali STEM Society, ayaa ka hadashay Shir-weynaha Qaran ee Bandhiga Shaqooyinka Soomaaliyeed. Hadalkeedu wuxuu iftiimiyay muhiimadda horumarinta xirfadaha, hal-abuurka iyo fursadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya
Hano ConnectHano AcademyHano Employment HubSadiyo Siad

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka ha...
03/12/2025

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salim Alio Ibrow, ayaa ka hadlay madasha, isagoo adkeeyay muhiimadda shaqo-abuurka iyo kobcinta xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano AcademyHano ConnectKhibrad Recruitment Agency

Madasha waxaa ka hadlay Wasiir Dawlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Mudane Mohamed Abdullahi Farah.Wasaarad...
02/12/2025

Madasha waxaa ka hadlay Wasiir Dawlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Mudane Mohamed Abdullahi Farah.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano AcademyHano Community LibraryHano Employment HubHano Technical University

Madasha dood-wadaaga: Ka qaybgalayaashu waxay ka hadleen caqabadaha hortaagan shaqo-abuurka iyo fursadaha dhalinyarada.W...
02/12/2025

Madasha dood-wadaaga: Ka qaybgalayaashu waxay ka hadleen caqabadaha hortaagan shaqo-abuurka iyo fursadaha dhalinyarada.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada SoomaaliyaHano ConnectHano Employment HubHano Employment HubHano Academy


Address

Mogadishu
Mogadishu

Telephone

+252614950181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Job Fair posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mogadishu Job Fair:

Share